SHEEKO GAABAN QOSOL LEH

 

                 SHEEKADAAN WAXEY KU SAABSANTAHY CALI  IYO XUSEEN

waxaa la-tukanayay salaadi subax (fajar). Ayadoo la-sujuudsan yahay, ayaa waxaa la-maqlay. Nin dhahaya waxaan ahay nin waalan, seef ayaana gacanta ku-haystaa.

Qofkii madaxa kor u soo-qaadana waan ka-jari doonaa. Kadiban sujuudi ayey ku dhaaheen, cabsi awgeed.

Imaamki oo sujuudsan ayaa dhahay, war hal qof ha eego. Inuu ninki baxay iyo inuu joogo.

Kadibna mid kamida dadki tukanayaym, ayaa dhahay. Goormee la-ogolaaday, in imaamka laga hormaro. Adigu fiiri camal

Comments

Popular Posts